Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Oo Laga Codsaday In Shaqo U Sameeyaan Dhalinyarada .

0
80

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinlinyaraad ku Nool Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle islmarkaane wax bartay ayaa ka cabanaayo shaqo yari soo foodsaartay sanadihii ugu dambeyay kuwaasi oo aan fursad u helin waxyaabihii ay soo barteen in ay ku shaqeystaan.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa