Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Jubbaland oo Xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradda.

0
96
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dalxiiska iyo Hanuuninta dadweynaha ee Jubbaland Cabdifataax Maxamed Mukhtaar ayaa maanta xilka kala wareegay in wasiirkii hore ee Wasaaradda Saleebaan Maxamed Maxamuud oo loo bedelay wasaaradda dekedaha iyo gaadiidka badda Jubbaland.
Wasiirka caafimaadka Jubbaland Ismaaciil Axmed Garas, Wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Ibraahim Oogle, Wasiirka howlaha guud Cabdiwahaab Axmed Cismaan, Agaasimaha telefishinka Jubbaland Jaamac Axmed Cali Joofane iyo shaqaalaha kala duwan ee wasaaradda ayaa goobjoog ka ahaa madasha ay xilwareejintu ka dhacday.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya