Dhalinyarada ku shaqaysta Shiiditaanka Cabitaannada khudaarta oo kusoo badanaya Magalada Dhoobley

0
67

(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Khudaarta Dalkeena ka baxda waa mida ugu wanaagsan ee la isticmaalo wayna ka caafimaad badantahay khudrada la inooga keeno dalka dibadiisa.

Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose waxaa jiro dhalinyaro badan oo ka faa’iideysatay Shiiditaanka Khudaarta qaybaheeda kala duwan Cambaha,Babayga,Qaraha, Zeytuunka iyo Liinta waxayna u nooqotay shaqo abuur oo ay ka helaan nolol maalmeedkooda.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya