Shirka Wadatashiga Qaran ee u diyaar garowga Arrimaha Qaxootiga Geneva oo lagu qabtay Muqdisho

0
114
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Guddiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland Cali Aadan Cali ayaa ka qayb galay Shirka Wadatashiga Qaran ee u diyaar garowga Arrimaha Qaxootiga Geneva, kaa oo ka dhacay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.
Shirkaan oo socday Muddo Saddex maalmood ah ayaa waxaa lagu soo bandhigay waxyaabihii Dawladda Soomaaliya uga qabsoomay balan qaad yadii Shirkii Geneva ee sanadkii 2019 iyo caqabadihii soo wajahay.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya