Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Galmudug Maxamuud Axmed Maxamed Maxamuud Shiine.oo maalimahan howlo Shaqo oo ku mareeyay qaar kamid ah degaanada dowlad Goboleedka Galmudug kuwasi u kuur galay xaalada ah adeegyada caafimaadka ka jira xarumaha ku yaalo degaanada iyo tulooyiinka gobolada muduga iyo galgaduud.
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamuud Axmed Maxamed Maxamuud Shiine ayaa ka hadlay dadaalka ay Wasaaraddu ugu jirto sare u qaadida adeegyada caafimaadka Deegaanada Galmudug.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya