Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasarada caafimaadka Jubbaland Xuseen Macalin ayaa daah furay xarun caafimaad oo loogu talagalay in ay ku dhalaan dumarka uurka leh kaas oo la hirgaliyay xaafada farjano Gaar ahaan waaxda dal xiiska ee Magaalada Kismaayo ayaa waxa ay kaga duwan tahay goobaha kale in ay ku taalo gaadhiga gudihii.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya