Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo ku baaqday in wax laga qabto arrimaha xalka waara.

0
106

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland Axmed Naaji ayaa waxuu ku booriyay maamul goboleydyada dalka Hay’adaha caalamiga ah inay dajiyaan qorshashayaasha lagu xalinayo arimaha xalka waara iyo bulshada danta yar ee ku nool kaamka Barakacayaasha.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa