Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baydhabo iyo Deegano badan oo kamid ah KG ayaa waxa ku nool kumanaan Barakacoo Deeganadii ay horey u deganaayeen ka soo barakacay kuwaas oo daruufo kala duwan halka ay joogaan ku heysato maadama aysan si dhab u helin Adeeygada ay u baahnaayeen Gudoomiye Ku-xigeenka Arrimaha samafalka ee Gobolka Baay Aadan Xasan Mohamed ayaa sheegey dadkaas Barakacayaasha ah ay baahi weyn u qabaan helida Adeegyada Waxbarashada Caafimaadka Biyaha iyo Horumarinta Noloshooda.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa