Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo waxaa maalintii labaad ka socda shirka maamulada gobolada iyo degmooyinka Jubbaland oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Jubbaland.
Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa afar qodob oo kala ah Wada shaqaynta maamulada heerarkooda kala duwan, jangoynta baahinta adeegyada bulshada, dhismaha golayaasha deegaanka iyo la tashiyo kala duwan oo lala samaynayo bulshada qeybaheeda kala duwan.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramay