Magaalada Muqdisho oo Tababar loogu soo xiray shaqaale katirsan Wasaradda Warfaafinta XFS

0
58

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkan oo loo Qabtay Qaar kamid Shaqaala Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya islamarkaana ay soo qaban qaabisay waaxda Shaqaalaha iyo Tababarada ee Wasaaradda ayaa ahaa mid lagu baranayay aas-aaska habka loo sameeyo Cilmi baadhista iyadoona ay Tababarkan bixinayeen Macalimiin Khibrad u lee Habka Cilmi baadhista.

Aaden Cabdiqani Cawle Agaasimaha waaxda Dhaqanka iyo Cilmi baadhista ee Wasaaradda Warfaafinta ayaa ka soo qeyb galayaasha Tababarkan uu mahad celiyay isagoona ku booriyay in ay mar kaste ay maskaxda ku hayaan Cilmiga la baray.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya