Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Gudiga Barakaca iyo qaxoontiga koonfur galbeed oo ka qayb galay shirweynaha xasilinta Barakacyaasha heer fadaraal iyo heer Dowlad goboled oo ka qabsoomay Magaalada kismaayo ayaa waxaa uu kawarbixiyey guud ahaanba xaaladaha qaxootiga iyo Barakacayaasha ee Degaanada konfur galbeed Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay qorshiyaasha u degsan iyo waxyabihi horey looga qabtey dadka danyarta ah.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya