Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanadihii dambe waxaa aad u yaraaday wax soo sarka dhulbeedka gobolka shabeellaha dhexe maadaama beeraleyda ay saameyn lixaad leh ay kala kulmeen Fatahaadihii Wabiga Shabeelle & Abaaraha ka jira dalka.
Hadaba Dhalinyarada Baratay Cilmiga Beeraha ee ku nool Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa Loogu Baaqay In Aqoontooda ay uga Faa’iideyaan Beeraleyda.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya