Maamulka Iskuulka Macruuf Oo Bulshada danyarta Baydhabo ugu deeqey Waxbarasho Bilaash ah.

0
64

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan Qoysaska Soomaaliyeed ayaa u badan kuwa danyar ah oo aysan wada awoodin in ay Caruurtooda ka wada bixiyaan qarashaadka Waxbarashada Iskuulada.

Iskuulada Macruuf oo ka kooban ilaa Afar qeybooda waxa ay kamid yihiin Iskuulada ku yaala Mgaalada Baydhabo islamarkaana ay wax ku bartaan Ardey gaareysa ilaa Kun iyo Sideed boqol Ardey Sedex boqol kamid ah ay yihiin kuwa si Bilaash ay wax ku bartaan halka qaarna qiima dhimis loo sameeyey maadama iskuulka u yahay mid gaar loo leeyahay.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa