Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada baratay Cilmiga Beeraha ee Magaalada Jowhar ayaa ka hadlay sida ugu wanaagsan ee beeraleyda ay u beeran karaan dhulbeereedkooda maadaama ay isbadalaan xili beerashada dhulbeedeedka gobalka shabeellaha dhexe.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa