Agaasimaha Wasaaradda Dhalinyarada Jubbland oo ku baaqay in Dhalinyaradu ay shaqo abuur la yimaadaan.

0
114

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland Axmed Faarax Cali Aways oo hadal ka jeediyay madal looga hadlayay sidii dhalinyarada shaqo abuur loogu sameyn lahaa ayaa ug baaqay hey’adaha iyo shirkadaha waaweyn inay xooga saaraan shaqaaleysiinta dhalinyarada waxbaratay.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa warbixintan ku eegaya