Haweenka Baydhabo Oo Codsadey in Loo dhiso Goobo ay ku bartaan Xirfadaha Farsamada gacanta.

0
186

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka ku nool Magaalda Beydhabo  ayaa aad ugu dadaala sidii ay waxbarashadooda sare ugu qaadi lahaayeen, madaama fursad aan u helin markii ay yaraayeen waxabarashada islamarkaan u tagaan in ay naftooda hormariyaan ayagoon jooga guriyadooda oo caruurtada ku dhaxa jiraa iyagoo baranaya xirfadaha kala duwan sida farsamada gacanta,xarqaanka , cilaanka, dharkariska, oo dumarka si fudud noloshooda ku mareeyaan hadii ay bartaan noloshooda waxabadana ka badali karto.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya