Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Maanta oo kale 21 September Guud ahaan Dunida laga xuso Maalinta Caalamiga ah ee Nabada ayaa Munaasabada lagu xusayay Maalintaasi waxaa lagu Qabtay Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose.
Munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Talada Haweenka ee Dhoobley Women Association ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka Degmada Ururka Dhalinyarada ururada Haweenka ee Degmada Dhoobley iyo Masuuliyiin Ka socday Hay’adaha ka howlgala Degmada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya