Beeraleyda Jowhar oo Bilaabay in ay Tacbaan dalagyo kala duwan.

0
72

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Beeraleyda Magaalada Jowhar waxaa ay xiligaan isku diyaarinayaan Tacbashada dhulbeeredka oo sanad walba lagu beero Dalagayada noocyadiisa kala duwan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa