WARARKA Madaxweynaha Jaamacada Kismaayo oo sheegay in Jaamacada ay soo kordhin doonto culuum cusub. By admin - September 21, 2023 0 124 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Jaamacada Kismaayo Prof. Dr. Maxamed Wali Cabdi Aaden oo sheegay in Jaamacada ay soo kordhin doonto qeybo cusub iyo Professor cusub. Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/09/Warka-Naxwo-Madaxweynaha-Jaamacada-Kismaayo-oo-sheegay-in-Jaamacada-ay-soo-kordhin-doonto-qeybo-cusub-iyo-Professor-cusub.mp3