Bulshada Dhoobley oo loogu baaqay in ay ka qeyb qaataan dhismaha wadada Dhoobley.

0
81

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili uu meel wanaagsan marayo Dhismaha Wadada dhax marta Degmada Dhoobley taasi oo loogu dhisayo isku tashi Bulsho ayaa lagu baaqay Guud ahaan Bulshada Gaar ahaan Ganacsatada iyo Qurbo joogta ka soo jeeda Deegaanada Jubbaland in ay ka qeyb qaataan Dhismaha Wadada Dhoobley.

Qaar kamid ah Bulshada Degmada Dhoobley aan wareysi la yeeshay ayaa iga warbixiyay Doorka Bulshada ee Dhismaha Wadada iyagoona sido kale ku booriyay in ay sii wadaan ka qeyb qaadashada Dhismaha.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa warbixintan ku eegaya