Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkada filsan oo ah shirkad ka shaqeysa abuurka beeraha nuucyadiisa kala duwan ayaa maaanta daahfurtay abuur ku cusub Soomaaliya.
Daahfurka siman hybrid oo ah abuur ku cusub Soomaaliya ayaa wax badan ka badalan galeydii horey looga beeri jiray Soomaaliya sida ay sheegeen beeralaydii tabcaday.
Munaasabadii dalagan cusub bulshada looga baahinaayay ayaa waxaa ka qeyb galay khabiira ku xeel dheer beeraha beeraley tijaabisay dalagan cusub iyo marti sharaf kale.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya