kulan ku saabsan muhiimadda ay diinteena suuban siisay Nabada oo lagu soo gabogabeyay Kismaayo

0
101

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Maxamed Yuusuf Cumar ayaa maanta magaalada Kismaayo ku soo gabogabeyey kulan aqoon is weydaarsi ah oo ku saabsan muhiimadda ay diinteena suuban siisay Nabad gelyada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya