Ganacsatada Jowhar oo loogu baaqay in ay xooga saaraan Dalagyada ka baxa dalka.

0
101

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsatada Magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabelle ayaa intooda badan waxa ay ka Ganacsadaan dalagyada laga keeno dalka dibadiise balse haatan waxa loogu baaqay in ay xooga saaraan dalagyada dalka.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa warbixintan ku eegaya