Bulshada Kismaayo oo loogu baaqay ka qeyb qaadashada dhismaha wadada isku xirta Afmadoow iyo Kismaayo

0
78

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhismaha Wadooyinku waxaa ay door wayn ka qaataan horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha , fududaynta isku socodka bulshada waxaa ayna Deegaanka ka dhigaan mid qurux badan oo soo jiidasho leh.

Kismaayo waxaa laga hirgaliyay dhowr wado oo laami ah sido kale waxaa uu dhismaheedu socdaa wadada isku xirta Degmooyin Kismaayo ,Af-Madoow iyo Bu’aale taas oo lagu dhisayo hab isku tashi bulsho ah.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya