Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaro baddan oo dhameeyay waxbaarshada iyo qaar wali ku jira ayaa aad u isticmaalo baraha bulshada kuwaas oo mararka qaar kala kulma, qasaaro soo foodsaarto waxbarshadooda halka qaarkood ay si fiican uga faa’iideystaan.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya