Bulshada Deegaanka Goofgaduud Buureey Oo Loogu baaqey ka shaqeynta Horumarinta Adeegyada Bulshada.

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xildhibaano, Wasiiro, Guddoomiyaha Degmada Baydhabo iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka koonfur-galbeed Soomaaliya ayaa waxay gareen Deegaanka Goofgaduud Buurey oo qiyaastii Degmada Baydhabo u jirto 31KM taasi oo uljeedkeeda ahaa sidii loo qiimeyn lahaa sanado kadib mashruucyadii laga hirgaliyay degaanka taasi oo loogu tala galay inay bulshada ka faa’ideystaan.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya