Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ramlo Cismaan Cali oo ka mid ah gabahdhah ku nool magalada Baladweyne ayaa qaab online ah ku iibiso waxyabaha ay dumarka xiseeyaan iydoo ka dalbato magalada muqdisho
Waxyabaha ay iibiso ayaa waxaa ka mid ah saacadaha , ubuxyada yada la is gudoon siyo waqtiyada xafladaha iyo aroosyada dharka Faashiyoonka ah.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa