Bulshada Dhoobley oo ku baaqay in laga hortago jarista dhirta.

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qubarada baratay cilmiga deggaanka, ayaa sheegaya in xaalufinta dhirta ay saameyn weyn ku leedahay abaaraha soo noq noqanaya taasi oo saameyn ku yeelata bulshada soomaaliyeed.

Qaar kamid bulshada ku nool degmada dhoobley ayaa kawarbixiyay dhibaatooyinka ka dhalan karto xaalufinta dhirta iyagoona bulshada inteeda kale ugu baaqay in ay ka waantoobaan jarista iyo xaalufinta dhirta si uu deegaanka u nabaad guurin.

Dhirta oo la jaro ayaa keeni karta nabaad guurka dhanka deegaanka ah iyo roobabka oo soo daaho waana mid kamid ah caqabadaha ka jira gayiga Soomaaliyeed.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya