Wasaarada Xanaanada iyo Xoolaha KG Oo wada dadaalo Lagu Ciribtirayo Cudurada ku dhaca Xoolaha.

0
91

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xoolaha Soomaaliya ayaa inta badan ku dhaca Cuduro kala duwan qaarkood aysan Xoola dhaqatada aysan Aqoon u lahayn iyo awood ay iskaga daaweeyaan taasi marka damba sabab u noqotey in Xoolo badan ay kaga geeriyoodaan

Abdarahma Macalin Salaad Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Kgs ayaa kawarbixiyay dadaaladan lagu Ciribtirayo Cudurada ku dhaca Xoolaha.