Dhalinyaro Baladweyne ka bilaabay olole bulshada loogu wacyigalinayo Nabadda iyo Xasiloonida.

0
87

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhallinyaro ku nool Magaalada Baladweyne islamarkaan wax ka barta Jaamacadaha ku yaalo Baladweyne ayaa isku xilqaamay sidii bulshada loogu baraarujin lahaa ahmiyadda ay leedahay nabadda iy Xasiloonida.

Dhallinyaradan ayaa Xiliyada ay Fasaxa ka yihiin waxbarashada waxaa ay qabtaan kulamo dadka lagu fahansiinayo dhibaatada qabyaaladda.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa