Warbixin:-Door Nooce ah ayuu Hal Abuurka Ganacasi ka qaadan karaa yareynta Shaqo la’aanta.

0
138

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Caqabadaha dhinaca shaqada ka haysto dhalinyrada ku nool Dalkeena Soomaaliya ayaa bartay qaarkood in ay sameestaan hal-abuur Ganacsi kaasi oo ay noloshooda ku maareeyaan.

Qaar kamid ah Ganacsatada Da’dayar ee ku nool Magaalada Dhoobley oo aan wareysi la yeeshay ayaa iga warbixiyay Sida Hal abuurka Ganacasi uga qeyb qaadan karo yareenta Shaqo la’aanta Ka jirta Dalka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya