Shir loogaga hadlayay Mashruuca dib-usoo nooleynta nidaamyada abuurka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
183

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa Maanta Muqdisho ka daah furay Mashruuca dib u soo noolaynta abuurka Soomaaliya oo uu muhiimad gaar ah ugu fadhiyo Beeralayda Soomaaliyeed.

Shirkan daah furkiisa waxaa ka qayb galay masuuliyiinta Wasaaradda Beraha iyo Waraabka Soomaaliya Agaasimaha guud ee Wasaradda maaliyada iyo xubno ka socdaya Wasaradaha dalka iyo kuwa maamul Gobaleedyada iyo hay’adaha ka shaqeeya Beeraha iyo Waraabka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya