Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo Baaq U Dirtay Hay’adaha deeq bixiyaasha ah.

0
105

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabellei Maxamed Bashiir Qaasim Daqare oo kaa hadlaya xaalada Beeraleyda Gobalka Shabeelaha dhexe ayaa sheegay in Beeraleyda ku teedsan webiga Shabelle ay baahi weyn u qabaaan in ay helaan agabka dayactirka Beeraha.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa