Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Daah-furay Mashaariic Caafimaad Dalka laga hirgelinayo

0
60

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay labo mashruuc caafimaad oo kala ah Damal Caafimaad iyo Tallaalka COVID-19, kuwaas oo laga hirgelin doono qaar kamid ah gobollada Dalka.

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada XFS Dr Cali Xaaji Aadan ayaa sheegey in Mashaariicda Damal caafimaad iyo Talaalka Covid 19 in ay kobcinayaan kobcinayaan adeegyada caafimaad ee dalka.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya