Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Al-raxma ayaa Ceelbiyood Ka hirgalisay Degaanka Dhagax Kuure Oo Katirsan Magalada Arabsiyo ee Gobolka Gabileey.
Ceelbiyoodkan laga hergeliyay magaalada Arabsiyo ayaa waxaa baahi weyne u qabay dadka reer miyga ah iyo xoolo dhaqatada.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa