Haween ku nool kaamka doon gaduud ee Baladweyne oo abuurtay fursado ganacsi.

0
80

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenkan oo ku nool kaamka doon gaduud xaafadda Kooshin ee Magaalada Baladweyne ayaa sameystay fursad ganacsi oo ay noloshoda ku mareyaan .

Lacagaha ay ka helan qudaarta iyo bagaashka ay iibiyaan haweenkan ayaan ku fileyn nolosha qoysaskooda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegaysa