Hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo Bataatiga ee Suuqyada Magalada Muqdisho.

0
218

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suqyada qudaarta lagu iibiyo ee ku yaalla Magaalada Muqdisho ayaa xiligaan waxaa laga dareemaya hoos u dhac ku yimid qiimaha bataatiga.

Hoos u dhacan ayaa sababay kadib markii suuqyada la keenay bataati badan maadama la joogo xiliga ugu badan ee uu beeraha kasoo go-o.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa