Beeraleyda Jowhar oo Bilaabay in wax soo saarkooda ay u iib geyaan Gobollada dalka.

0
93

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Darawalada kaxeysa Gawaarida loo yaqaano Homeyda ee ku sugan Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa shaqo abuur joogto ah u noqotay qaadista dalagyada ka baxa beeraha Magaalada Jowhar oo ay ubadan yihiin qudaarta noocyadeeda kala duwan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya