Dhalinyarada Degmada Buur-Hakaba oo codsaday in shaqo Abuur loo sameeyo.

0
102

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degaanada koonfur-galbeed Soomaaliya waxaa ku sugan dhalinyaro badan oo waxbaratay oo weliba gareen heerarka kala duwan ee Jaamacadda balse weysan shaqooyin ku aadan waxyaabihii ay soo barteen.

Dhalinyarada qaar ayaa sameystay ganacsiyo iyo shaqooyin kale si ay noloshooda ugu mareyaan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya