Masuuliyiin ka tirsan Jubbalaand oo kormeer ku tagay dhismaha wadada isku xirta Goobweyn iyo Kismaayo

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Howlaha guud ee Jubbaland oo ay weheliyaan Injineero ka tirsan Wasaaradda ayaa kormeer ku tagey dhismaha wadada isku xirta Deegaanka Goobweyn iyo Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya