Munaasabad ay ku qalin jabinayeen Ardey wax ka bartay Mu’asasada Umul Quraa oo lagu qabtay Muqdisho

0
79

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan oo ahayd mid ay ku qalin jabinayeen Arday wax ka baratay mua’sasada umul quraa oo ah dufcadii sideedaad ee baratay xifdinta Qur’aanka kariimka ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya