Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo mudooyinkii danbe ay ku soo badanayeen goobaha lagu nasto islamarkaana laga helo Cuntooyinka fud fudud ayaa waxaa ay hirgalinta Goobahaasi Shaqo abuur u noqotay Dhalinyaro badan oo ku nool Dhoobley ahaana markii hore Shaqo la’aan.
Al-nasri Cafetieriya oo dhawaan laga hirgaliyay Degmada Dhoobley ayaa waxaa Shaqo abuur ka helay In ka badan toban Dhalinyaro kuwaasi oo Maqayada ka qabta Shaqooyin kala duwan.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya