Beeraleyda Jowhar oo loogu Baaqay in ay sare u qadaan tacabka Bariiska.

0
73

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magalada Jowhar ee Caasamida Dowlad Gobaleedka Hirshabelle waa Magaalo dhulbeereed ah oo ay ka baxaan Dalaga nuucyadiisa kala duwan in kastoo Beeralayda Magaalada Jowhar ay ku liitaan dhanka dalaga Bariiska waxaana haatan loogu baaqay sare u qaadista tacabka Bariiska.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya