Bulshada Baladweyne oo loogu baaqay ineey ka digtoonaadaan cudurka cagaarshowga

0
73

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cabdullaahi Macalin Maxamed oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgala Magaalada Baladweyne ayaa bulshada Magaalada ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan cudurka Cagaarshoowga .

Cudrkan ayaa ku dhaca beerka waxaana uu badalaa midabka indhaha qofka bukaanka ah.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya