Warbixn:-Sidee loo xoojin karaa wadashaqeynta bulshada iyo maamulka Degmada ee ku aadan horumarinta nabada?

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nabada waa bar bilowga badhaadhaha iyo liibaanta nololeed,waana asaaska uu ka unkamo Horumarka iyo isbedelka tolmoon ee ummadi samayso Nabada iyo Nolosha waa laba isku sidkan.

Qaar kamid ah bulshada ku nool Degmada Dhoobley ayaa ka hadlay sida bulshada iyo maamulka degmada uga wada shaqeyn karaan Xoojinta iyo Horumarinta nabada.

Dhanka kale Guddomiye kuxigeenka Degmada Dhoobley Muqtar Maxamed Xussein ayaa dhankiisa sharraxaad kabixiyay wada shaqeynta ka dhaxeyso shacabka ku noo Dhoobley iyo Maamulka Degmada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa