Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaliya iyo madax ka socotay hay’adaha ka howl gala gudaha dalka, ganacasto iyo qeybaha kala duwan ee iskaashitooyinka beeraha ee maamulka koonfur galbeed soomaliya ayaa si wada jir ah uga qeyb galey kulan loogu tala galey in lagu soo bandhigo guud ahaan dalaqyada ka baxo beeraha iyo isku xirka ganacasatada iyo maalgashiga qeyabahooda kala duwan sidii ay u wada shaqeyn lahayeen.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa