Xamaaliyaasha Doolow Oo Ka Cabanaya Isticmaal La,aanta Lacagta Shilin Soomaaliga.

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah xamaaliinta rarka ka dejiya gaadiidka u kala safarta degmooyinka Doolow soomaaliya iyo Doolow Cadow ayaa waxay ka hadleen caqabado ay kala kulmaan ganacsatada gaadiidka u dejiyaan kuwaasi oo ku shegeen in ay siyaan lacag ka yar midda lagu dejiyo rarka.

Muruq maalatadaan oo noloshooda ku mareeya lacagta ay ka helaan dejinta alaabta laga dejiyo gaadiidka ayaa sheegay in ay wax iska bedeleen lacagtii ay markii hore ay ka heli jireen.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa