Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kalumeysatada jubbaland ayaa kujira diyaar garowgii ugu dambeeyay ee waqtiga bad furanka.
Nolosha in badan oo kamid ah shacabka jubbaland ayaa ku tiirsan waxsoo saarka badda inkastoo mudooyiinki u dambeeyay ay soo wajahday kaluun yari sababo laxariira badxiranka.
Qaar kamid ah kalumeysada magaalada kismaayo ayaa kawarbixiyay sida ay ugu diyaar garoobeen badfuranka.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya