Dowladaha Soomaaliya iyo Marekanka Oo Kala Saxiixdey Heshiis Lagu Horumarinayo Adeegyada Bulshada.

0
103

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaaalaha, Maxamuud C. Sheekh Faraax (Beenebeene) iyo iyo Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan Cige ayaa heshiis hormarineed la saxiixday Dowaldda Mareykanka.

Heshiiska hormarineed oo gaaraya $92.6 milyan ayaa ka tarjumaya iskaashiga joogtada ah ee u dhaxeeya Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya