Beeralayda Gobolka Baay oo helay suuqyo cusub oo ay u iib geyaan wax soo saarkooda.

0
63

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Gobolka Baay ee koonfur galbeed waxyaabaha uu caanka ku yahay waxaa ka mid ah tacabka beeraha taasi oo lagu sheegay in boqolkiiba %85 oo ah tiro aad u badan sida ay shegeen Daladda horumarinta Beeraha Deegaanada Gobolka Baay.

Cabdinuur Ibraahim Maxamed Gudoomiyaha Daladda horumarinta Beeraha gobolka Baay oo ka hadlay Arimaha Beeraha ayaa sheegay in Qiimeyntooda ay ku sameeyeen Beeraha gobolka Baay ay u badan yihiin kuwa lala sugo roobka, isagoo sheegay in ay ka yar yihiin Beeraha Matoorka lagu waraabiyo, taasi oo sabab uga dhigay in Gobolka uusan Maraynin Wabi.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya